Dhegayso: Xukuumada Somaliland oo Tafaasiilka Bixisay Barnaamijka (E Government ) oo ay Todobaadkan Golaha wasiiradu Meel Mariyeen

Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horeysay sheegtay inay meel marinayso Nidaamka E-Government kaasi oo fadhi aan caadi ahayn Gollaha Wasiiraddu ku ansixiyeen shalay, iyadoo laga faa’iidaysanayo Isticmaalka Tignoolajiyadda Somaliland.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker