Sirdoonka Somaliland Oo Qabtay Lab Nin Oo AS Oo Doorshada Halis Ku Ahaa

Hayada Sirdoonka Somaliland NIA ayaa Sheegay in 16 September 2024 ay Qabteen Laba qof oo ka Tirsan kooxda AS ee ka Dagaalanta Somalia Laba qof ee la qabtay ayey sheegen inay Ku Hawlanayeen Qorsho Lagu Carqaladaynayo Dorashooyinka Somaliland .

Kooxda la qabtay ayay Hayada Sirdoonku sheegtay In Tababar lagu siiyey Jilib isla markaana ay Hore uga soo dagaalameen Somalia iyaga oo Hore u weeraray Saldhigyo dalka Uganda  ku leeyihiin Somalia.

NIA ayaa warkan ku baahisay Bartooda X

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker