Dad lagu laayaay Masaajid

Lix qof oo shacabka ah ayaan saaka lagu dilay Masaajid ku yaala Magaalada Wardheer ee xarunta Gobolka Doollo.

Gobolka doolo deegaano kamid ah mudooyinkii udambeeyay waxaa ka jirtay colaad u dhaxaysa beelo Walaala ah oo Gobolkaasi doolo wada dega.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker