Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL oo Qabtay dhukmentiyada Musharixiinta Madaxweynaha iyo Ku-xigeenka Madaxweynaha ee Xisbiyada

Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL waxay maanta xaruntooda kula wareegeen dhukmentiyada Musharixiinta Madaxweynaha iyo Ku-xigeenka Madaxweynaha ee Xisbiyada Qaranka JSL uga qaybgalaya Doorashada Madaxtooyada.
Dhinaca kale KDQ iyaga oo fulinaya Xeerka Guud ee Doorashooyinka XEER 91/2023 waxay sameeyeen qori-tuurka kala-horaynta Liistada Ururada/Xisbiyada ee Waraaqaha Codbixinta Doorashooyinka Madaxtooyada iyo Xisbiyada Qaranka ee 13 November 2024

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker