Jabuuti oo diiday inay Itoobiya siiso Saldhig Ciidan
Wasiirka arrimaha Dibedda Jamhuuriyadda Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf, ayaa sheegay in Dawladdiisu u soo bandhigtay Itoobiya in ay siiso Deked ganacsi oo ay wax kala soo degto.
Wasiirka ayaa Waxa uu meesha ka saaray in marin baddeed ay saldhig ciidan ka dhigtaan siinayaan.