Farmaajo oo digiin Culus u diray Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa Golaha Xukuumadda Federaalka  uga digay  hirgelinta qorshaha la xiriira in dal shisheeye lagu wareejiyo maamulka hawada Soomaaliyeed, taas oo ah tallaabo dhaawacaysa qarannimada iyo madaxbannaanida dalkeenna.

Gacan ku haynta maamulka hawada ayu uku sheegay arrin muhiim ah oo taabanaysa amniga Qaranka iyo madaxbannaanida dalkeenna. Damaca haatan ka socda ee Imaaraadka Carabta ee loogu wareejinayo maamulka hawada Soomaaliyeed wuxuu sheegay inuu dib u celinayaa dadaallada naf hurka ahaa ee dib loogu dhisay dowladnimada Soomaaliyeed.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA UU SOO SAARAY FARMAAJO

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker