Wararkii u Dambeeyaay ee Xaalada Ceerigaabo ee Saaka

Xaaladda guud ee magaalada Ceerigaabo ayaa saaka deggan kadib markii shalay xukuumadda Somaliland ku soo rogtay bandow habeenkii ah.
Sidoo kale waxa socda dedaallo dhinaca nabadda ah kuwaas oo lagaga hortagayo in shaqaaqo kale ka dhacdo deegaamada gobolka Sanaag.
Cullimada iyo waxgaradka Ceerigaabo oo kulan yeeshay ayaa ku baaqay nabad.
Sidoo kale dhallinyarada Aqoonyahan ah ee magaalada ayaa iyaguna nabadda ka qayb-qaadanaya.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker