Madaxweynihii Dalka Tanzania Oo U Geeriyooday Xanuunka Covid 19.

Madaxweynihii Jamhuuriyadda Tanzania John Magafuli, ayaa u Geeriyooday Xanuunka Covid 19 oo maalmihii u dambeeyey uu hayey.

Geeridda Madaxweyne John Magafuli, ayaa Waxa si rasmiya u Shaaciyey Dawladda Dalka Tanzania oo Caawa caddaysay Inuu Madaxweynuhu u Geeriyooday Xanuunka Covid 19.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker