“Saxaafadda Somaliland May Ahayn In Xabsiga Lagu Guro Oo Tacadi Loo Gaysto Iyada Oo Qaar Dhaawacyo Loo Gaystay “
“Saxaafadda Somaliland May Ahayn In Xabsiga Lagu Guro Oo Tacadi Loo Gaysto Iyada Oo Qaar Dhaawacyo Loo Gaystay, Xorriyatul Qawlka Dastuurkeena Fasaxay Laakiin, Waxaad Moodaa In Beryahan Qofkii Hadlaba La Xidhayo…”
Guddoomiye ku xigeenka xisbiga WADDANI Marwo Milgo Maxamed Cilmi (Sambalooshe).