Mozambique: Wasiir hore oo lagu helay in lacag uu musuqmaasuqay u xawishay bangiyada Mareykanka

Makamad ku taalla magalada New York ee dalka Mareykanka ayaa wasiirkii hore ee maaliyadda Mozambique ku heshay danbi ah in uu isaba marin lacageed ku sameeyay dalkiisa isaga oo isticmaalaya bangiyada mareykanka.

Waxaa la sheegay in uu isticmaalayay gaab deyn qaadasho ah.Talaabadaan oo lagu tilmaamay khiyaano ayaa lagu sheegay in dalka Mozambique ay galisay dhaqaale xumo iyo in lagu yeeshay dalkaasi lacag dhan laba bilyan oo deyn ah.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker