Madaxweynaha Puntland oo sheegay inuu la dagaallamayo musuqmaasuqa

Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in maamulkiis waxyaabaha horyaalla ee u baahan wax ka qabashada ay ka mid yihiin la dagaallanka musuqa iyo in la sameeyo daah-furnaan lag wajaho talooyinka iyo halka loo socdo.

Deni oo khudbad ka jeedinayay xalay xaflad lagu qabtay Garoowe oo lagu xusyay 26- guuradii ka soo wareegatay markii la aasaasay Puntland, ayaa sheegay in sidoo kale ay muhiim tahay in si wada jir ah looga shaqeeyo u sinaanta fursadaha dowladda, sida shaqooyinka iyo mashaariicda kale.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker