Golaha Deegaanka Liverpool oo aqoonsaday Somaliland

Arbacadii Golaha Deegaanka ee Magaalada Liverpool ayaa shaaciyey in ay u aqonsadeen Somaliland ‘dal madaxbannaan’ sida ay sheegeen, kaddib markii goluhu cod u qaaday.

Liverpool ma aha magaaladii u horreysay ee dalka Ingiriiska ah ee sheegta in ay aqoonsatay Somaliland, hore waxa loo xasuustaa Sheffield, Cardif City oo Wales ka tirsan oo sidan oo kale kal hore sheegtay xog tan la mid ah.

Qurba-joogta ugu badan ee Somaliland ayaa ku nool UK, kuwaas oo badanaa ka shaqeeya sidii ay golayaasha magaalooyinka ay joogaan uga ololayn laahyeen Somaliland.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker