Golaha Wakiilada oo kulan Deg dega loogu yeedhay

Golaha Wakiillada Somaliland ayaa laysugu yeedhay fadhi aan caadi ahayn si ay go’aan uga gaadhaan dacwadda lagu soo oogay xildhibaan Maxamed Abiib.

Golaha waxa u badan mucaaradka waxana suuragal ah in ay diidaan eedaha lagu soo oogay Maxamed Abiib.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker