Daawo Khudbadda Madaxweynaha Somaliland ee Daahfurka Nashqadaynta Magaalooyinka Dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta daah-furay munaasibad ballaadhan oo loo qabtay wareejinta nashqadaha qorshe-magaaleedyada Boorama, Laascaanood iyo Gabiley oo ay soo diyaarisay wasaaradda hawlaha guud, Dhulka iyo Guryeynta Somaliland.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker