Ciidanka Dabdemiska Hargeysa ayaa soo badbaadiyay Wiil dhalinyara oo isa soo daldalay.
Ciidamada Dabdemiska ayaa markii ay dhameeyeen hawlgalkii Kaalinta Shidaalka Ee Kaah ayaa waxaa ciidanku u baxeen hawlgal kale kaasi oo ahaa wiil yar oo isa soo daldalay.
Ciidanka Dabdemiska ayaa wiilkaas yar soo gaadhsiiyay cisbitaalka Amal Grand Hospital.