Rishi Sunak oo iska casilay xilka raysal wasaaraha UK

Aqalka Buckingham Palace ayaa xaqiijiyay iscasilaadda Rishi Sunak ee xilka raysal wasaaraha dalka UK.

Xoogaa kahor ayaa la arkayay Sunak oo ka sii baxaya Buckingham Palace.

Haatan aqalka ayaa xaqiijiyay in is casilaadda Sunak uu aqbalay Boqorka.

War uu soo saaray aqalka ayaa lagu yiri: “Xildhibaanka sharafta leh Rishi Sunak MP wuxuu la hadlay Boqorka subaxdaan wuxuuna gudbiyay iscasilaaddiisa raysal wasaarenimo, taasoo boqorku aqbalay.”

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker