Xisbiga Biden oo walaac ka muujinaya musharraxnimadiisa

Madaxwaynaha Maraykanka Joe Biden ayaa dooddiisii liidatay ee telefishinka laga sii daayay todobaadkii hore waxa ay ka nixisay xisbiga Dimuqraadiga waxaana ay dhalisay dood ku saabsan cidda ku tartami karta booskiisa haddii uu ka tanaasulo.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker