Golaha Wakiilada Somaliland oo Ansixiyaay Miisaniyada 2024

Xildhibaan Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa maanta ansixiyay odoroska Miisaaniyad sannadeedka 2024-ka.
Fadhiga waxaa ka soo xaadiray 58 Xildhibaan waxa codeeyay 35, waxaa ka aamusay 9 mudane, waxana diiday 14 xildhibaan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker