Dyaarad Joog Hoose ku Duulaysa oo lagu Arkay Maydh.

Diyaarad Joog Hoose Ku Duulay Ayaa Hada Oo Saacadu Tahay 13:40 Dulmartay Xeebta Maydh Ee Gobolka Sanaag Waxay Dib u soo Laabatay 8 daqiiqo Kadib waxayna ku wareegaysaa Xeebta waana Diyaarad Milatery

Lama Garanayo Ujeedka iyo meesha Ay ka socoto Balse waxa loo malaynayaa in ay Bada ka soo kacday.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker