Daawo:-Madaxweynaha Dawladda Deegaanka Oo Ka Hadlay Kulanka Uu La Yeeshay Madaxweynaha Somaliland.
Tog-wajaale-(OWN)-Madaxweynaha Dawladda Deegaanka Soomaalida Mustafe Cagjar ayaa waxaa uu ka war bixiyey kulankii uu madaxweyne Muuse Biixi la yeeshay arimihii ay kaga wada hadleen. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan