“Habluhu soon uun ku jiri maayaan ee rag bay u baahan yihiin. Waar hablaha ha la guursado..”
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Cadaaladda somaliland ayaa sheegay in Hablaha Somaliland guur u baahan yihiin.
“Habluhu soon uun ku jiri maayaan ee rag bay u baahan yihiin. Waar hablaha ha la guursado..” ayuu yidhi Wasiir Cismaan Buuri.