Daawo: Madaxwaynaha Somaliland oo la Filayo inuu u Ambaboxo Dalka Jabouti si uu ula Kulmo dhiggiisa Somalia
Daawo: Madaxwaynaha Somaliland oo la Filayo inuu u Ambaboxo Dalka Jabouti si uu ula Kulmo dhiggiisa Somalia, Inkastoo aan La hayn wax Wara oo kasoo Baxay Madaxtooyooyinka Hargaysa iyo Muqdisho Hadana ilo Xogogaal ah ayaa sheegaya in Safiirka Dawlada Maraykanka u Fadhiya Magaalada Muqdisho uu soo Qabab qaabiyay Kulan dalka Jabouti ku dhexmara Madaxwaynayaasha Somaliland iyo Somalia ,