Daawo: Warbino iyo Falanqaynta Ciyaarah Gaar ahaanna Suuqa Kala Iibsiga
Daawo: Warbino iyo Falanqaynta Ciyaarah Gaar ahaanna Suuqa Kala Iibsiga , Manchester City oo ugu Dambayntii ku Guulaysatay Laacib ay Muddo goobaysay oo ah Farren Torres oo hore ugu Ciyaari jiray Kooxda Juventuus ee Dalka Talyaaniga, inkasta oo uu Kooxda Manchester City ugu kacay Lacag aad u badan Hadana Kooxda ayaa ku Faraxsan inay Hanato Farren Torres