Dhagayso: Saraakiil Sar sare oo ka Tirsanayd Ururkii SNM oo Ganafka ku dhuftay in Farmaajo yimaado Hargaysa

Qaar ka mid ah Saraakiishii Ururkii SNM iyo Siyaasiyiinta Somaliland ayaa Shalay ka hadlay safar la sheegay inay suurt-gal tahay inuu Hargeysa ku tago Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

 

 

Xubnaha maanta shirka jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa sheegay inaysan aqbali karin in madaxweyne Farmaajo uu yimaado magaalada Hargeysa, ayada oo aan la xalin dhibaatooyinkii dhacay ee Loo gaystay   dadka Somaliland.

 

HALKAN HOOSE KA DHAGAYSO WARKAAS OO DHAMAYSTIRAN:

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker