Axmed Madoobe oo si kulul uga hadlay go’aanka ka soo baxay xukuumadda Soomaaliya

Madaxweynaha Maamulka Jubbland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo Maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG u ah Maamulkaasi ayaa hadlay arrimo dhowr ah oo la xidhiidha siyaasadda dalka, iyo xiliga Xasaasiga ah ee uu dalku marayo.

Axmed Madoobe oo Qodobbo dhowr ah ka hadlay ayaa si gaar ah uga hadlay tallaabadii Dowladda Soomaaliya ku sheegtay in Doorasho ay dalka Ka qabanyso, Iyadoo ay ka maqan yihiin Maamulada Jubbaland iyo Puntland, kuwaasi oo cabashooyin waa weyn qaba, kaan biya diidsan sida dowladda dhexe ay u wajahayso doorashooyinka dalka.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker