Nin mareegaha ku iibiyo sun halis ah oo la ogaaday

Nin u dhashay dalka Ukrain oo iibinaya sun loo malaynayo in ay xiriir la leedahay ugu yaraan 130 dhimasho oo UK ka dhacday ayay la oogaaday

Leonid Zakutenko ayaa adeegiisa ku xayaysiiyay mareegaha uu ku dhiiri galinayo isdilka wuxuuna u sheegay wariye sir ah in uu shan baakidh todobaadkii u diri jiray UK.

Mr Zakutenko ayaa beeniyay sheegashadaas markii la weey diiyaay.

Waxaa lagu raad-joogay gurigiisa oo ku yaalla magaalada Kyiv, wuxuuna dafiray inuu iibiyay kiimikada halista ah.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker