Xisbiga WADDANI Oo Xaflad Casho Sharaf Ku Maamuusay Madaxda Kala Duwan Ee Xisbiga

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ahna musharraxa Madaxweynaha Xisbiga iyo Musharraxa Madaxweyne ku xigeenka Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa munaasibad casho sharaf ah oo heerkeedu sareeyo xalay  ku maamuusay Xubnaha Golaha Dhexe ee Xisbiga WADDANI oo shalay ka qayb galay shirkii Saddexaad ee Golaha Dhexe oo dib loogu doortay Musharraxiinta Xisbiga.

Xafladdan casho sharafta ah waxa ka qayb galay Xubnaha Golaha Dhexe ee Xisbiga oo dalka gudihiisa iyo dibaddiisa isaga yimid, madaxda kala duwan ee xisbiga iyo Marti sharaf tiro badan.

May be an image of 7 people, people standing, indoor and text that says "HALKARACAD AL"May be an image of 3 people, people standing, suit and indoorMay be an image of 1 person, standing and indoorMay be an image of one or more people, people sitting and people standingMay be an image of one or more people, people standing, people sitting and indoorMay be an image of 6 people and indoorMay be an image of 1 person, sitting and indoorMay be an image of one or more people, people sitting and indoorMay be an image of 3 people and people standingMay be an image of 3 people, people standing and suitMay be an image of 3 people, people standing and indoorMay be an image of 1 person, standing, suit and indoor

Munaasibaddan ayay Musharraxiinta Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenku ugu mahadcelinayaan Xubnaha Golaha Dhexe ee sida aqlabiyadda ah shalay codkooda u siiyay iyo madaxda kala kala duwan ee Xisbiga.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker