Musharax Madaxweyne Ku Xigeenka Waddani Oo Afka Furtay Eedaymo Kululna Xukuumada Muuse Biixi Ku Ganay
Musharixii Madaxweyne Ku Xigeen Ee Xisbiga Waddani Oo Dhaliilo Culus Ku Ganay Xukuumada Kulmiye,Si Cilmiyaysana Uga Hadlay Arinta Saami-Qeybsiga Golaha Wakiilada Somaliland Iyo Xaaladaha Colaadeed Ee Xeebaha G.Awdal, halkan hoose ka daawo