Markhaatiyada kiiska ku aaddan eedaysanaha loo haysto gubitaanka xaaskiisa oo hor imanaya maxkamadda
Bilawg kiiska waxaa lagu bilaabay waraysiga markhaatiyada. Kuwaas oo xeer ilaaliyaha iyo garyaqaanka difaacaya eedaysanuhu ay su’aalo weydiinayaan.
Kiiskan ayaa ay daawanayaan dad aad u fara badan oo kala socda telesishanka Qaranka Soomaaliya oo si toos u baahinaya waxa ka socda maxkamadda gudaheeda.