Dawlada Imaaraatka Carabta oo sheegtay inay Diyaar U Tahay inay dib u La Heshiiso DF ah ee Somalia

Wasiiru dowlaha arrimaha dibedda Imaaraatka Carabta Anwar  Gargash ayaa sheegay in dalkiisa uusan raadineyn inay iska
hor-yimaadaan Soomaaliya.  Xidhiidhka labada dal ayaa xumaaday markii dowladda
Soomaaliya ay 8-dii April qabatay lacag ku dhow 10 milyan oo  dollar oo Imaaraatka ay kasoo dejiyeen garoonka diyaaradaha
Muqdisho.

 

Hase yeeshee Gargash ayaa sheegay in weli uu furan yahay  albaab ay isku fahmi karaan Soomaaliya iyo ImaaraadkaCarabta. “Weli waxaa banaan fursad ay Soomaaliya iyo

 

Imaaraatka Carabta ku wadaagi karaan diblomaasiyad, anagumarnaba ma raadineyno isku dhac.” Ayuu yidhi.
“Xaaladdan waa mid u baahan diblomaasiyad, taasi oo nagu  jiheyn karta xal siyaasadeed caqli gal ah, nabad ah,

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker