Wasaarada Maaliyada oo Dekada Berbera ka joojisay Ganacasto Reer Somaliland ah
Wasaarada Maaliyada oo Dekada Berbera ka joojisay Ganacasto Reer Somaliland ah
Agaasimaha waaxd Kastamadd ayaa Amar Ku Bixiyay Inaanay Labada Ganacsade Ee Dubai Clearance Iyo Sealink Clearance Aanay Waxba Ka Cashuuran Kastamka Berbera Ilaa Amar Danbe.
Warqada ayaa lagu Xusay Inay Carqaladeeyeen Labadan Ganacsade Shaqada Kastamka Berbera Gaar ahaana Ay Diideen 50$ Oo Sharcidaro ah Soona Marin Golaha Wakiilada Oo Wasaaradu Iskeed Usoo Rogtay.