Fadhigii Golaha Guurtida oo ubaaqday sabaab aan la Garanayn
Fadhigii Golaha Guurtida Somaliland ee maanta ayaa baaqday, waxaanna xildhibaannada lagu wargeliyey in fadhigoodu dib u bilaabmi doono maalinta Sabtida ee soo socota xili ay jiraan xogo sheegaya in Guurtida dib loogu soo celinayo xeerarkii doorashooyinka ee ay Golaha Wakiiladu ansixiyeen.