DEG DEG Golaha Wakiilada oo ansixiyaay xeerka Doorashooyinka
Golahq Wakiilada ayaa Cod aqlabiyad ah ku ansixiyey Xeer Lr 91 Xeerka Doorshooyinka isasaarka waxanay ku Ansixiyeen Sidii uu hore goluhu ugu ansixiyey, meeshana lagaga saaray wax ka bedelkii Guurtida
Golaha oo ay fadhiyeen 71 Xildhibaan
Waxa sidii uu golaha kaga baxay ku
ogolaaday 69 xildhibaan
Waxa ka aamusy 1 xildhibaan
Waxa diiday 0 Xildhibaan
Gudoomiyuhuna muu codaynin