Xaalada Degdega Oo Lagusoo Rogay Gobolka Louisiana Ee Maraykanka

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa xaalad degdeg ah uga dhawaaqay Gobolka Louisiana, iyadoo ay kasii dareeyso duufaan awoodeedu weyn tahay.

 

Duufaanta loogu magac daray Barry ayaa kasoo karaar qaadaneysay Gacanka Mexico maalmihii lasoo dhaafay. Maasuuliyiinta ayaa sheegay in dabeylaha duufaantu ay ku socdaan 75 mph Saacadiiba waxaana laga baqayaa in ay sii xoogeeysato.

 

Roobka ay duufantu wadato ayaa la filayaa in uu biyo dhigo Magaaldda New Orleans taas oo horayba uu daad dhigay roob gugac iyo dabaylo watay.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker