Dawlada Somaliya oo go,aamadan ku dhawaaqdey
Dawlada Somaliya oo go,aamadan ku dhawaaqdey
1. Dawlada Somaliya waxaa ay si cad uga soo hor-jeeda Heshiiskii dhex maray Somaliland iyo Itoobiya
2. Dawlada Somaliya waxay u yeedhaysaa safiirkeeda Itoobiya
3. Heshiiskaasi waa waxba kama jiraan , mana ah wax ay aqbalayso Somaliya
4. Dawlada Somaliya waxaa ay ficilkaas u aragtaa waa Gardaro iyo duulaan qaawan
5. Golaha amaanku ha qabto shir deg deg ah oo uu kaga hadalaayo faro gelinta Itoobiya