Daawo: Wasiiro Hore Iyo Siyaasiyiin Kasoo Jeeda Gobolka Sanaag Oo Fariin adag U Diray Dawladda Somaliya & Sababta
Daawo: Wasiiro Hore Iyo Siyaasiyiin Kasoo Jeeda Gobolka Sanaag Oo Fariin Dawladda Somaliya, Fariintan oo ku Saabsan Dhalinyaro U Dhashay Somaliland Gaar ahaanna Gobolka Sanaag oo Sifo Sharci darro ah ay Dawlada Federaalka Somali Ugu Xabistay Magaalada Muqdisho.