Ku dhowaad 100 qof oo shacab ah oo ku dhintay duqayn diyaaradeed oo lagu qalday
Ugu yaraan 85 qof ayaa ku dhintay duqeyn diyaarad oo ka dhacday gobolka Kaduna ee waqooyi galbeed dalka Nigeria, halkaas oo ay ku cibaadeyysanayeen dad muslimiin ah, sida laga soo xigtay waaxda gurmadka deg degga ee dalkaas.
Dadka rayidka ah waxay ku dhinteen โbam lagu soo qaldayโ, ayuu yiri madaxaweyne Bola Tinubu isagoo aan bixin xogta tirada dadka ku dhintay weerarkaas.
Duqeynta diyaaradda ayaa la sheegay in lagu โbartilmaameedsanayay urur argagaxiso ah iyo burcadda hubeysanโ.
Masโuuliyiinta dalkaas ayaa sheegay in in ka badan 60 qof loola cararay isbitaalka si halkaas loogu dabiibo.
Dhacdadan ayaa dhacday Axaddii. Barasaabka gobolkaas ayaa ku baaqay baritaan