Olole dhiig bixin ah oo Muqdisho ka socda

Magaalada Muqdisho, ayaa dadweyne fara badan waxey u galeen safaf isbitaalada, si ay dhiig u bixiyaan.

Tani ayaa ka danbeysay kadib markii shacabka laga dalbadey iney dhiig bixiyaan, maadaama isbitaalada aanay heynin dhiig ay ku shubaan dhaawaca faraha badan ee lasoo gaarsiiyey.

Sidoo kale, Madaxweynaha Soomaaliya, ayaa ka codsadey dadweynaha iney ku deeqaan dhiig, si loo badbaadiyo dadka dhaawaca ah ee deg degga ah u baahan.dhaawacyada.

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya, ayaa sidoo kale iyana ku deeqay dhiig.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker