Related Articles

Degmada Aadan Yabaal oo dagaal uu ka socdo Wararka ka imaanaya degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in saakay uu dagaal ku dhex maray al-Shabaab iyo ciidamada dowladda Soomaaliya. Dagaalka ayaa la sheegay inay soo qaadeen kooxda al-Shabaab, uuna ku billowday qaraxyo. Qoraal baraha bulshada lasoo dhigay oo aysan BBC-du xaqiijin karin, kaas oo la sheegay in kooxda ay soo saartay ayaa sheegaya inay kooxdu la wareegtay degmada oo muddooyinkii dambe ay gacanta ku hayeen ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya.
April 16, 2025