Sucuudiga Oo Lagu Xidhay nin Caayey Xaaska nabiga Muxumad NNKH

Booliiska Sucuudiga, ayaa xidhay nin la sheegay inuu ku caayey nabi Muxummed “NNKH” xaaskiisa Caa’isho baraha bulshada.

Ninka la xirey ayaa dadiisa waxaa lagu qiyaasey soddomeeyo, isagoo galiyey aflagaadada meel ka dhaca bar ay la isku weeydaarsado afkaaraha.

Afhayeenka booliiska ee magaalada Riyadh, Maj Khaled al-Kraidis, ayaa warkan ku sheegay barta waaxda ammaanka ee Sucuudiga 20-kii bishan August.

Sida uu sheegay afhayeenku, waxaa lagu sameeyey ninkan la xidhay baaritaan, iyadoo loo gudbiyey xeer ilaalinta guud.

 

Source: https://english.alarabiya.net/News/gulf/2021/08/20/Saudi-Arabia-arrests-citizen-who-insulted-Prophet-Mohammed-s-wife-Aisha-in-video

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker