Daawo:- Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Somaliland Oo Beeniyay In Kooto Cid Gaara Loogu Xidhayo Koronyada Dalka.
Hargaysa-(OWN)-Wasiirka wasaarada Macdanta Somaliland Jaamac Maxamuud Cigaal oo maanta hor tagay guddida deeganka iyo khayraadka dabiciiga ah Ee Golaha Wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu beeniyey wararka sheegaya in shirkad gaar ah kooto loogu xidhay , waxaana uu sheegay in wararkaasi aaney waxba ka jirin , balse shirkada SOM Power uu bari u shaqeyn jiray , maanta-na uu qaranka u shaqeynaayo……….. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan