Xafiiska Telesom Ee Burco Oo Dabayshii roobku ay xidhay albaabka dibada ee shirkada oo Furnaa
Xaruunta Shirkedda Telesom Ee Sii-roogga Burco, Ayaa Askar Badan La Soo Dhoobay Markii Laga Shekiyay In Qof Loo Maleeyey Tuug Uu Soo Xidhay Albaabka Laga Galo Xaruunta Shirkedda.
Guddoomiyaha Shirkadda telesom ee Gobolka Togdheer ayaa Sheegey in baadhistii ay Sameeyeen ay ku ogaadeen, in Dabayshii roobku ay xidhay albaabka dibada ee shirkada oo Furnaa, Balse markii hore ay uga Shakiyeen in Qof Tuug ahi Uu albaab ka hoosta ka soo xidhay.