DHAMBAAL TACSI AH OO UU DIRAAYO AGAASIMAHA GUUD EE BAANKA DHEXE EE SOMALILAND.

Agaasimaha Guud ee Baanka Dhexe ee Somaliland Mudane Axmed Xasan Carwo, isaga oo ku hadlaaya afka reer Cabdi Carwo waxuu dhambaal tacsi ah u dirayaa qoyskii, ubadkii, Tafiirtii kale, Ehel iyo asxaabta uu ka baxay oday Salaan Cawad Shiil oo maanta 14/09/2019 lagu aasay magaaladda Hargeysa.

 

 

Marxuumka oo ka mid ahaa 0dayada arrimaha bulsho ee Magaaladan Hargeysa u darbanaa, ahaana nin bulshada dhexdeeda caan ku ahaa oo kaftan badanaa,  Waxa agaasimahu uga baryayaa inuu u dambi dhaafo, qabriga u nuuro ugana dhigo beer ka mid ah kuwa fardawsta sare, iyo inuu, qoys, ehel, iyo asxaaba uu waafajiyo samir iyo duco

.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker