Wararkii u dambeyay ee Israel Khasaaraha dhimasho iyo dhaawac oo kordhay
Saraakiisha Israa’iil ayaa goor sii horreysay ku sheegay in tirada dadka ku dhintay dalkaas ay gaarayaan 22 qof, iyadoo boqolaal qof ay ku dhaawacmeen weerar aan horay loo arag oo ka dhacay Qaza.
Warbaahinta maxalliga ah ayaa hadda ku warramaysa in tirada ay korortay oo ay gaartay ugu yaraan 40 dhimasho ah iyo in ka badan 700 oo dhaawac ah.
Tiradaas ilaa hadda ma aysan xaqiijin saraakiishu. Wixii kasoo kordha halkan ayaan idiinkusoo gudbin doonnaa.