Ciidanka Booliska JSL oo ku Guda jira Diyaar garowga Xuska 18 May.

Taliyaha Ciidanka Booliska JSL Sareeye Gaas Maxamed Aadan Saqadhi Oo ay wahelinayaan Taliye Ku Xigeenka Kowaad Sareeye Guuto Cabdi Xasan Mire iyo ku xigeenka labaad Sareye Guuto Daahir Cali wacays ayaa saaka kala qayb galay Ciidanka booliska oo isu diyaarinaaya Xuska 18 may.

Taliyaha ayaa Ciidanka ku amaanay sida fiican ee ay isugu diyaariyeen 18 may.

Waxa xusid mudan in Ciidankan Booliska ah ee Isu diyaarinaay xuska 18 may intan in leeg in ay ku sugan yihiin Fadhiyadooda sugayaana Amaanka Gudaha

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker