RW Rooble oo la kulmay xildhibaanada Soomaalida ee Baarlamaanka Kenya

Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Xildhibanada Soomaaliyeed ee ku jira Baarlamaanka Kenya oo ay kawada hadleen xiriirka labada waddan iyo danaha dadka Soomaaliyeed ay ku leeyihiin dalka Kenya.

Xubnaha ayuu Ra’iisul Wasaare Rooble waxa uu xildhibaanada ka mid ah baarlamaanka Kenya uu kala hadlay sidii loo sii kordhin lahaa xiriirka labada dal ee Soomaaliya iyo Kenya.

Ra’isul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo booqasho rasmi ah ee uu ka helay Madaxweyne Uhuro Kenyatta ku jooga dalka Kenya ayaa hore waxa uu kulamo kala duwa kula qaatay madaxda dalkaasi,ganacsatada Soomaaliya iyo sidoo kale jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalkaasi Kenya waxaana uu dhamaan kala hadlay xoojinta xiriirka ay leeyihiin labada iyo iskaashiga dhinacyada ganacsiga iyo amaanka.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker