Dal hakad geliyay barta X ka dib caro ka dhalatay hadal uu sheegay Elon Musk

Madaxweynaha Venezuela, Nicolas Maduro, ayaa amar ku bixiyay in toban maalmood la hakiyo barta bulshada ee X taas oo horay loo oran jiray Twitter, arinta hakinta ayaa timid kadib markii mulkiilaha bartaan Elon Musk uu dhaleeceeyay doorashadii madaxtinimada ee ka dhacday dalkaas taas oo muran badan dhalisay.

Doorashadaan oo dhacday bishii la soo dhaafay ayaa la aaminsanaa in ay mucaaradku ku guuleysteen balse natijada la is daba mariyay.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker