Saliid Iyo Sonkor Loo Ekaysiiyey Malab Oo Lagu iibinayey Gaalkacyo Ayaa Gacanta lgusoo Dhigay

Ciidamada  magaalada Gaalkacyo ayaa ku soo bandhigay saliid  sonkoraysan oo malab ahaan looga iibinayay bulshada Gaalkacyo.

Mas’uuliyiinta maamulka Puntland  ayaa sheegay in gacanta lagu hayo dad ku eedaysan in ay dadweynaha malab ugu sheegeen macmalkaas.

Mas’uuliyiinta ayaa tilmaamay in sharciga la hor-gayn doono dadkaas islamarkaana la marin doono ciqaanbta ay mudan yihiin.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker