Dowladda Soomaaliya oo magaalo hor leh kala wareegtay Al-shabaab
Wasiirka Kaluumeysiga Soomaaliya ayaa BBC-da u xaqiijiyay in ciidamada dowladda Soomaaliya ay hadda si buuxda ula wareegeen magaalada Camaara oo katirsan gobolka Mudug. Magaaladan ayaa waxaa horay gacanta ugu hayay Al-shabaab.
Howlaha miino-baarista ayaa hadda socota, iyadoo cidamada dowladda Soomaaliya la sheegay in baacsanayaan Al-shabaab