Guddoomiye Cirro Oo Hambalyo U Diray Shacabka Reer Somaliland Munasibadda Ciidul Adxa Awgeed.

Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), wuxuu guud ahaanba shucuubta Muslimiinta ah, gaar ahnaa shacabka Jamhuuriyadda Somaliland ugu hambalyeynayaa munaasibadda Cidal-adxa, Waxaan shuucubta islaamka alle uga baryeyaa inuu sannadkan sannadkiisa ku gaadhsiiyo barwaaqo iyo bash-bash.

Image result for gudoomiye cirro

Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), waxa sidoo kale si gaara hambalyo ugu dirayaa Ciiddammada kala duwan ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, xaasaskooda, caruurtooda iyo weliba shaqaale-weynaha, iyo guud ahaan-ba shacabka reer Somaliland meel kasta oo ay kala joogaan gudo iyo dibad-ba, isagoo ku hambalyeynaya munaasabada qiima badan ee ciidan Ad-xada Awgeed, waxaanu u rajaynaya inay ku ciidaan caf iyo caafimaad .

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker